abdi maas posted a new activity comment 6 years, 4 months ago
Sida caadiga 14 malin qaadata hadeysan waxba ka qaldamin oo document dheeri ah lagu dirin wana malmaha shaqada oona ku jirin sabti iyo axad, iney ka baqatadana waa macqul ayage ku xiran tahay alle haku fududeyo sxb
Thank you soo much pro
abdi maas posted a new activity comment 6 years ago
Sxb waxa laga raba ah in tinbaraha exit aad dalka uga baxday page passport ka inta scan sartid u dir ama hada dalka jogtid oo special pass ku saran yahay kaas scan saar jamacada u dir ayagana lasi tasho Iney ku fududato rajeyna
Sxp mar hore ayaa u diray dalka waa ka soo baxay lkn meeqo maalin ayey iku qaadane in ee soo baxdo
Sxb institution kada la xirir waxa laga raba copy oo exit stamp ama special pass.
Sxpow waxa liiga rabo waa fahmi la ahay
or Create an account
Thank you soo much pro